WAA MAXAY MALARIA
Manta waxaan ka hadleynaa mid ka mid ah cudurada dalkena caaan ka ah oo ay mudan tahay qof walba inuu wax ka ogaado,kaso ah #malaria ama duumo inta an ku gudi jirno mowduucena waxan kuso gudbin doonaa: ♤waa maxay malaria (duumo)?? ♤maxa keena malaria (duumo)?? ♤noocyada malaria species ♤calamadaha lagu garto qofka qaba malaria?? ♤hadii la daaweyn waya maxa ka dhasha ((complications)) ♤prevention:sida laga hortago malaria ama duumo #KUSO_DHAWAADA_MOWDUUCEYNA Malaria :ama duumo waa cudur ka mid ah cudurada ugu badan ee loo dhinto qaadarada AFRICA,kana mid ah cudurada faafa waxaa laga qaada meelaha biyo fariisiga ah , malaria ama duumo waxay ku dhacdaa unugyada dhiiga cas_cas (Red blood cells ama erythrocytes) Malaria ama duumo waxa sababa dulkunoole (parasite) lagu magacaabo plasmodium oo ka mid ah groupka protozoa Malaria ama duumo waxa ugu badan ee gudbiyo ama faafiyo (spread) cayayaan lagu magacaabo mosquito ((kaneeco)) Mosquito ama kaneeco waxa loo qeybiyaa lab(male)...