WAA MAXAY MALARIA


Manta waxaan ka hadleynaa mid  ka mid ah cudurada dalkena caaan ka ah oo ay mudan tahay qof walba inuu wax ka ogaado,kaso ah  #malaria ama duumo inta an ku gudi jirno mowduucena waxan kuso gudbin doonaa:

♤waa maxay malaria (duumo)??

♤maxa keena malaria (duumo)??

♤noocyada malaria species

♤calamadaha lagu garto qofka qaba malaria??

♤hadii la daaweyn waya maxa ka dhasha ((complications))

♤prevention:sida laga hortago malaria ama duumo


#KUSO_DHAWAADA_MOWDUUCEYNA


Malaria :ama duumo waa cudur ka mid ah cudurada ugu badan ee loo dhinto qaadarada AFRICA,kana mid ah cudurada faafa waxaa laga qaada meelaha biyo fariisiga ah ,

malaria ama duumo waxay ku dhacdaa unugyada dhiiga cas_cas (Red blood cells ama erythrocytes) 

Malaria ama duumo waxa sababa dulkunoole (parasite) lagu magacaabo plasmodium oo ka mid ah groupka protozoa


Malaria ama duumo waxa ugu badan ee gudbiyo ama faafiyo (spread) cayayaan lagu magacaabo mosquito ((kaneeco))

Mosquito ama kaneeco waxa loo qeybiyaa lab(male) iyo dhadig(female).

Kaneecada dhadiga waxa loo yaqaa #female_anophales_mosquito waxay quudata ama ay cuntaa dhiigeyna ,  waa tan ugu badan ee faafisa malaaria ama duumo ,kaneecada(mosquito) waxay malaria u  faafisaa  si IN_DIRECT ah taaso ah 

Qof qaba malaria ayy waxay kaso qaada dhiig ku jira plasmodium ka dipna waxay u timaadaa qof caafimad qaba(normal person) then way  ku  shubtaa saaasna cudurka malaria ugu dhaco.


#Incubation_period ama xiliga hooriska :qiyaasti waa 7-------10 malimood ama in ka badan .

#noocyada dulkunoole(parasite) plasmodium species ee keena malaria 

♤plasmodium falciparum

♤plasmodium vivax

♤plasmodium ovele  

♤plasmodium malaria


CALAAMADAGA LAGU GARTO QOFKA INU QABO MALARIA((DUUMO)

Un complicated malaria

 

✔qandho (fever) 

✔qarqaryo (shivering)

✔madax xanuum (headache)

✔cunto ka go'id (loss of appetite)

✔anemia

✔murqo xanuun (myalgia)

✔lab labo iyo matag ((nousia and vomiting respectivly)


COMPLECATION OF MALARIA

 khatarta ama dhibaatada ugu weyn ee ka dhalan karto malaria waxa ka mid eh:

🔸️Anemia :dhiig yaraan

🔶️liver failure :beerka oo shaqo gaba

🔶️Renal failure :kilyaha oo shaqo gaba

🔶️joundice : cagaarshow

🔶️Anemia》》waxay keeni kartaa shock

🔶️breathing probem :nefta oo dhibta


#Prevention

Malaria ama duumo wa cudur halis ku ah bulshadeena waana u baahanahy inan iska caabino oo an iskaga hor tagno qatartayda, 

Fadlan raac talaaboyin si aan bulshadena ugula badbaadino dhibatada ay lee dahay malaria ama duumo

1: in la socodsiiyo ama la iska nadiifiyo meelaha biyaha fariistaan sabato meshaas waxa ka dhashan kara kaneeeco 

2:in la isticmaalo marro kaneeeco (mosquito net)

3:in guryaha la buuriyo sunta cayayaaanka lagu buufiyo ((biiifbaaf))


TREATMENT((daaweynta))

Daawado waxay ku xiran tahay malaria heerka ay tahay waxaa lo kala qeybiya labo qeybood uncomplicated malaria iyo complicated malaria.

Uncomplicated malaria waxa lagu daaweya coartam ( arthemeter plus lumefantrine) dose ka lagu siinayo waxay ku xiran tahay miizanka bukaanka.

Complicated malaria 

Artusunate injection 

Quinine injection 


Waa mahadsantihin 

Dr abdirahman Hassan Ahmed waare 

Comments

Post a Comment